Adigoon Naftaadda Bedalin Aduun Mabedali Kartid

 Qarnigii boqoradda, 



Boqor ka mid ahaa boqoraddii hore ayaa dadkiisu aad ay u jeclaayeen boqorkuna waxa uu ah nin aad u qalbi fiican , dadkiisan daryeella 
Waqti waqtiyadda ka mid ah ayuu waxa uu go'aan saday in uu safar ku marro   guud ahaan gobaladda oo dhan dadkiisana aad beey ugu faraxsanayeen in uu boqorkoodda doonayo in uu safarro ku dhax jibaaxo gayiga , wax ay safraanba boqorka iyo wafdiga kula mideysan safarka dhulka,  ay ku doonayaan dhamaan goboladda gayiga, wax ay socdaan ba waxa ay ku tageen waddo dhib badan oo jajaban oo hadana kulul,
Boqorkii wuxuu dareemay in cagahiisa ay hurraan  wuxuu socdaba wafdiga boqorka iyo sayidkooddaba wax ay dib ugu soo Laabteen magaaladii boqorkii baa ku yiri waa in wadadaas lagu goglaa maqaarka xoola wasiirka mid ahaa wasiiradda ayaa ku yiri boqoroow hadii  wadadaas lagu firaasho harag soo intaas oo xoolaha ah lama gawracayo waxayna qaadaneysaa qarashaad fara badan soo kama haboono intii lagu. Fidin lahaa wadda harag in adiga laguu soo jaro mid la eg lugahaaga , boqorkii smaad buu ula riyaaqay hadalka wasiirka,  markaas buu ku yiri dhamaan dadkeygana loo sanceeyo dhamaantoodda.
Dulucda qoraalka: Halkii aan isku dayi lahayn inaan wax ka beddelno adduunka, waa inaan isku daynaa inaan nafteena beddelno.

Post a Comment

Previous Post Next Post